Press "Enter" to skip to content

Isimo billaabay dhex dhexaadinta Somaliland iyo Khatumo

Laascaanood — Maalmahan waxaa magaalada Laascaanood ku sugnaa wafdi ka kooban isimada dhaqanka Dowlad-deegaanka Soomaalida, kuwaas oo hogaaminayo Garaad Kulmiye Garaad Maxamed.

Isimadan ayaa sheegay in ay isu taageen sidi ay nabad u kala dhax-dhigi lahaayeen maamullada Somaliland iyo SSC Khatumo. Wariyaha VOA-da ee Laascaanood, Cabdikarim Olol ayaa ujeedada socdaalka wafdigani ka wareystay, Garaad Kulmiye Garaad Maxamed.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r