Press "Enter" to skip to content

Hubka sharci-darrada ah oo laga mamnuucay Bosaso

BOSASO—  Guddiga Amniga Gobolka Bari ayaa Arbacadi soo saaray awaamir ku aaddan xaqiijint amniga guud ahaan gobolka. Guddiga ayaa sheegay in aan hub sharci darro ah lagu qaada karin magaalada Boosaaso.

Warbixintan waxaa Boosaaso kasoo diray, Yusuf Maxmud Yusuf.

 

Comments are closed.