Press "Enter" to skip to content

Horjoogayaashii Khawaarijta ee ku naaxay Baadda Shacabka oo la soo afjaray

Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda NISA ayaa xoojisay dagaalka ka dhanka ah maalgelinta argagixisada, iyada oo howlgalladii ugu dambeeyay lagu soo afjaray Horjoogeyaashii laf-dhabarka u ahaa baadda iyo boobka hantida dadweynaha Soomaaliyeed ay Khawaarijtu ku hayeen.

Dhagarqabe kasta oo ka tirsan Horjoogeyaasha ku naaxay dhiigga iyo hantida ummada Soomaaliyeed waa bartilmaameed, mana jirto meel uu uga badbaadayo geesiyaasha Ciidanka Qaranka, Sharciga Dalka iyo Xisaabta Alle.

Haddaba, muwaaddin haddii aad la kulanto baadda argagixisada ama khatar amni lasoo wadaag NISA: 199 / 0770747474 / 0620545454

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r