Guddi odayaal ah oo dhawaan isku xilsaaray in ay dhexdhexaadiyaan dhinacyada siyaasadda Somaliland isku haya oo si wayn ugu kala fogaaday qabashada doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada ayaa xalay soo saaray go’aamo ay sheegeen in ay dhinac walba ke eegeen si xal loogu helo khilaafka.

Hoggaanka dhaqanka Somaliland oo go'aano soo saaray
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.