Press "Enter" to skip to content

Hoggaamiyaha KMG koonfur Galbeed oo magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada

Muqdisho(SONNA):-Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Hoggaamiya koonfur Galbeed oo dhawan dowladda ay magacaawday ayaa magaalada Baydhabo ka wada kulama uu la qaadanay odayaasha iyo waxgaradka degaanka kuwaa oo diiradda lagu saarayo xoojinta nabadda  iyo wadajirka bulshada.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r