Press "Enter" to skip to content

Heshiis la dhex dhigay beelo ku dagaallamay Diinsoor

Baydhaba — Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay inay heshiis kala dhex dhigtay beelo wada daga Degmada Diinsoor oo dagaallo u dhaxeeyeen mudooyinkii ugu dambeeyey.

Beelaha ayaa la sheegaya ainay iska dileen dad ku dhow ilaa toban ruux.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan inoo soo diray.

 

 

Comments are closed.