Press "Enter" to skip to content

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xaqiijisay xadgudub sharci-daro ah oo lagu beegsaday e-TAS

Muqdisho,(SONNA):- War-saxaafadeed ka soo baxay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu xaqiijiyay inay ogaatay xadgudub sharci-darro ah oo lagu beegsaday qeybo kamid ah xogta rakaabka ku socdaalaya Soomaaliya ee (e-TAS).

Hay’adda Socdaalka ayaa sheegtay inay qaaday talaabo deg deg ah oo lagu baarayo arrintaas.

Halkaan hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka:- 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r