Muqdisho(SONNA);–Liiska horjoogeyaasha Khawaarijta ee lagu dilay howlgalladii ay fuliyeen Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka 10-kii bilood ee la soo dhaafay.
Muddo toban bilood ah oo la soo dhaafay, Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka, waxay fuliyeen howlgallo qorshaysan oo lagu beegsanayay horjoogeyaasha iyo xubnaha muhiimka ah ee kooxda Khawaarijta. Howlgalladan oo isugu jiray duqeymo iyo weerarro dhulka ah ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray burburinta hoggaanka sare, xarumaha istaraatiijiga ah, iyo shabakadaha dhaqaale ee kooxda.
Natiijada howlgaladan, waxaa lagu dilay tiro horjoogeyaal sare ah oo door muhiim ah ku lahaa abaabulka weerarrada, qorsheynta falalka argagixiso, iyo marin-habaabinta dhalinyarada. Dilka hoggaamiyeyaashan ayaa si weyn u wiiqay awooddii kooxda, isla markaana hoos u dhigay awooddooda abaabul iyo fulin.
QAYBTAN HOOSE KA AQRISO MAGACYADA HORJOOGAYAASHA KHAWAARIJTA LA LAAYAY:-




Be First to Comment