Dumarka ku nool meelo kala duwan oo dunida ah ayaa maanta ugu dabaal degay maalinta caalamiga ah ee Haweenka Aduunka ee 8-da Maarso iyagoo ku baaqaya inay la sinaadaan ragga xagga mushaaraadka shaqada, xuquuqda waxbarashada, cadaaladda iyo helista shaqooyinka xafiisyada go’aan gaarista.
Laakiin, si ka duwan taas haweenka ku nool Soomaaliya ayaa sanaekan ku abaal degay xusuusta ma hadhooyinkii dagaalka sokeeye, doorka dumarka ee badbaadada dumarka iyo iyo haweenka Puntland oo dabaal degga maalintan u rogay, garab istaagga ciidankooda dagaalka kula jira maleeshiyada Daacish.
Warbixinada 8-da Maarso oo wariyeyaasheenu ka soo dieren Muqdishu, Nairobi, Ivo Boosaaso halka hoose ka dhageyso.
Comments are closed.