Press "Enter" to skip to content

Hana Sheeganina

Gabaygii 4aad

  • Shaybiyo haddii aan la layn Ina Shiraha Jaamac
  • Haddaan shaqabka Col-ujoog ka tagay loogu shalow siinin
  • Aararsame shafkii ma aha iyo shaanki reer boqore
  • Hanna sheegannina waxaydin dhalay baliyo shaydaane

Gabaygan oo intan ka dheeraa waxaan ka haynaa oo kaliya afartaa beyd. Gabayadii Maxamed Cumar ee uu Silsiladda Rayad kaga qayb qaatay ee uu Dhulbahante ku tirtirsinayey ayuu ka mid ahaa. Soo raadi.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r