Press "Enter" to skip to content

Gudidda doorashooyinka qaranka oo ururradda Siyaasadda guddonsiiyey shahaadooyinka musharaxiinta

Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Ururrada Siyaasadda gudoonsiiyey shahaadooyinka Murashaxiinta u tartamaya Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir.

Shahaadooyinka la guddoonsiiyey Ururrada ayaa ah shahaadoonyinka murashaxiinta 20 Urur ugu tartamidoona golaha deegaanka gobolka Banaadir.

Beri ayaa gobolka Banaadir looga dareeri doonaa codbixinta doorashada lagu soo dooranayo goleyaasha deegaanka gobolka Banaadir.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r