Press "Enter" to skip to content

Guddoomiye Abshirow oo soo saaray go’aan la xiriira ka joojinta fadhiyada Guud

Muqdisho,(SONNA):- Kusimaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa soo saaray go’aan rasmi ah oo la xiriira ka joojinta fadhiyada guud ee wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka iyo sidoo kale fadhiyada Golaha Shacabka.

Xildhibaanadan ayaa loo ganaaxay qalalaasihii ka dhacay fadhigii wadajirka ahaa ee labada Aqal, kaas oo qabsoomay 7-dii Febraayo, 2026.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r