Press "Enter" to skip to content

Guddoomiyaha SoDMA oo Safiirka Shiinaha kala wareegay deeq lacageed

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay deeq lacageed oo dhan $ , , taas oo ay Dowladda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ugu talagashay in lagu xoojiyo gurmadka abaaraha ka jira dalka.

Deeqdan lacageed waxaa xarunta Hay’adda SoDMA ku wareejiyay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mr. Wang Yu, waxaana Lawareegay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo sheegay in deeqdan ay gacan ka geysan doonto dardargelinta adeegyada gurmadka degdegga ah, gaar ahaan gaarsiinta raashin, biyo nadiif ah iyo adeegyo muhiim u ah dadka nugul ee ay abaaruhu si daran u saameeyeen.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r