Press "Enter" to skip to content

Guddoomiyaha maxkamada sare oo ka qayb galay shirka guddoomiyeyaasha maxkamadaha sare ee Afrika

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa ka qeyb galaya shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee Wadamada Africa, kasoo ka furmay caasimada Dalka Aljeeriya ee Algeris.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay dhamaan Gudoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee wadamada qaaradda Africa.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r