Press "Enter" to skip to content

Guddiga wasiiradda ee u xilsaaran wadahadallada oo maanta kulan la qaatay ururrada Siyaasadda

Muqdisho(SONNA(:-Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada ayaa maanta oo taariikhdu tahay Jannaayo 29, 2026 wadatashi layeeshay ururrada siyaasadda.

Kulankan oo qeyb ka ah la-tashiyada guddiga wasiirradu la leeyihiin qeybaha bulshada iyo saamilayda siyaasadda ayaa looga wadatashaday arrimaha saamaynta ku leh masiirka dalka ee Difaaca midnimada dhuleed, madaxbannaanida iyo gobonnimada Jamhuriyadda, La-dagaalanka iyo ciribtirka Khawaarijta, Dhamaystirka dastuurka, Doorashooyinka iyo xaaladda abaaraha dalka ka jira.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r