Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxa bannaan ee Dastuurka iyo Guddiga Lasocodka Dastuurka ee Baarlamaanka oo maalintii 3aad ku gudajira soo bandhigidda soojeedinta wax-kabeddelka cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka.
Kulankan ayaa diirradda lagu saaray cutubka lixaad ee dastuurka oo cinwaankiisu yahay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo cutubka 7aad ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.




Be First to Comment