Muqdisho-SONNA- Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS ayaa maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana loo magacaabay Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.

Golaha Wasiirrada XFS oo Taliyaha Ciidanka Asluubta u magacaabay Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.
More from WararkaMore posts in Wararka »
- Golaha Wasiirrada oo ansixiyey taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta iyo heshiisyo muhiim ah.
- Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga
- Taliyaha XDS oo la kulmay Taliyaha Maraykanka u qaabilsan hawgallada gaarka ah ee Afrika
- Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo dib u magacaawday maamulka Gobolka Bakool
- Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhex


Be First to Comment