Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland ee shalay waxa la hor geenyey Xeerka Ciqaabta Guud ee Somaliland, xeerka ayaa bedeli doona xeerka ciqaabta guud ee Soomaliyeed kaasi oo Somaliland ku dhaqmaysay 33-kii sanadood ee ina dhaafay.

Golaha Wasiirada Somaliland oo la horgeeyey xeerka ciqaabta ee cusub
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.