Press "Enter" to skip to content

Golaha Shacab BJFS oo ansixiyey hindise sharciyeedka daawada

Muqdisho(SONNA):-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Sharciga Daawada.

Hindisahaas waxaa oggolaaday 141 xildhibaan, hal xildhibaan ayaa ka aamusay, mana jirin xildhibaan diiday.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r