Press "Enter" to skip to content

Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha Gudaha

Muqdisho(SONNA):-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha Gudaha, kaasi oo ay Golaha u soo gudbisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Hindise-sharciyeedkan ayaa ah mid muhiim u ah ilaalinta xuquuqda iyo daryeelka dadka Soomaaliyeed ee ku barakaca dagaannada, abaaraha, amni-darrada iyo masiibooyinka dabiiciga ah. Waxa uu dejinayaa nidaam qaran oo lagu maareeyo arrimaha barakaca, laguna xaqiijinayo.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r