Press "Enter" to skip to content

Galmudug iyo Puntland oo xal u raadinaya dagaal beeleed ka dhacay Mudug

Gaalkacyo — Maamullada gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland iyo waxgaradka labada dhinac ayaa VOA u sheegay inay socdaan dadaallo lagu qaboojinayo dagaalkii u dhaxeyay laba maleeshiyo beeleed kaas oo sababay dhimashada 7 qof iyo dhaawaca in ka badan 15 labada dhinac ah.

 

Wariyaheena Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixintan nooga soo direy Gaalkacyo.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r