Press "Enter" to skip to content

Gabadh Soomaali ah oo ku guuleysatay doorasho ka dhacday Holland

Sahra Mohamed Khaliif, oo ah gabar asal ahaan kasoo jeedo Soomaaliya, kana mid ah Soomaalida dalka Holand ayaa ku guuleystey kursiga baarlamaanka ee gollayaasha deegaanka magaalada Leuven ee dalka Holand.

Sahra ayaa noqotay gabadhi ugu horreysay oo Muslim ah, Soomaali ah isla markaana soogalooti ah oo jagadaasi ku guuleysta gobolkeeda. 

 

Wariyaha VOA-da, Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ku wareystay Sahra Mohamed Khaliif, uug horeyn waxay weydiisay guusha ay soo hoysay?

 

Comments are closed.