Madrid — Xalay waxaa la soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee tartanka horyaalka caanka ah ee kooxaha kubadda cagta Yurub, UEFA Champions League.
Warbixin iyo falanqeyn ku saabsan sheekooyinkii xiisaha lahaa ee laga diiwaan-geliyay ama ku jiray cayaarahii dhacay waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir Maxamed Mursal, oo ku sugan Washington, DC.

Falanqeyn ku saabsan ciyaaraha Champions League
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.