Press "Enter" to skip to content

Falanqeyn: Doorashada Maxamuud C. Yuusuf

Maxamuud Cali Yuusuf oo ahaa wasiirka arrimaha dibedda ee Djibouti ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee ururka Midowga Africa. Maxamuud Cali Yuusuf ayaa doorshada tartan adag la galay Raile Odina oo Kenya ka socday iyo Richard Randriamandrato oo Madagascar ka socday.  Maxamuud Cali Youssouf ayaa wakiil ka noqon doona ilaa 1.5 bilyan oo Afrikaan ah oo ku nool qaaradda Afrika. 

Haddaba doorashada Maxamuud Cali Yusuf maxay uga dhigan tahay Africa, gaar ahaa Geeska Africa. Su’’aallahaasi ayay Caasho Ibraahim (Cuud) weydiisay Cabdinur Ibrahim Abdulle oo ah fallanqeeye arrimaha Geeska Afrka, wuxuu ku sugan yahay magaalada Liverpool, dalka UK.

 

Comments are closed.