Press "Enter" to skip to content

Faaqidaadda: Ma la xalin karaa khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya?

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; ayada oo muddo xileedka dowladda madaxweyne Xasan Sheekh uu sii dhammaanayo, welina ay jiraan khilaafyo siyaasadeed oo kala duwan, xal ma loo heli karaa muddada harsan kahor inta aan la gaarin doorashada.

Waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

 

Comments are closed.