Press "Enter" to skip to content

Faaqidaadda: Isbeddelka lagu sameeyey muddo xileedka madaxweynaha Jubaland

Kismaayo — Barnaamijka Falanqeynta Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isbeddelkii xildhibaanada ay ku sameeyeen dastuurka Jubaland, kaasi oo u ogolaanaya in madaxweynaha uu xilka u tartamo wax ka badan laba muddo xileed, sidoo kalena muddada xilka madaxweynaha looga dhigay shan sano.

 

Waxaa soo jeedinaya Aadan Maxamed Salaad oo ku sugan Kismaayo.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r