Press "Enter" to skip to content

Faah-faahin ku saabsan qarax maanta ka dhacay Beledweyne

Beledweyne — Ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan askar militariga Soomaaliya ka mid ah ayaa lagu dilay qarax goor dambe oo manta ah ka dhacay meel u dhow saldhig ciidamada ATMIS ay ku leeyihiin duleedka galbeed ee Baledweyne, sida uu sheegay gudoomiyaha maamulka magaalada Baledweyne Cumar Calasow.

Weriyaha VOA ee Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane ayaa qaraxan ka wareystay guddoomiye Cumar Calasow.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r