Press "Enter" to skip to content

Dubbad Hiirad

The largest online collection of Somali poetry

1.Dowladi Colaad Faaraxow, waa daruur sabane

2.Nin hadii la dilo naagta, waa laga dumaalaaye

3.Adoo xalay dib jirey caawa, waa lagu durduuraaye

4.Jabo reer haduu dego mid, waa uga danbeeyaaye

5.Dayr iyo xagaa laydhu, ways daba maraysaaye

6.Hadduu doobte buuxsamo inuu, daato waw halise

7.Durbana wuu kibraa sedo, ninkay dacasha saartaaye

8.Ma da’ yara nin taladii digeed, joogay dabadeede

9.Ka danbee rag waa kii tashaday, Dooxadii Dhababe

10.Ku darey oo ku darandoorriyey ee dadba yaa ku noolaan Xaashi oo la isku soo daayey.

Ma dhamaystirna gabaygani. Intaas unbaanse hadda ka haynaa ee nala soo socodsii haddii aad heli karto isagoo dhan.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r