Al-Shabaab ayaa saaka waaberigii weerar culus ku qaaday saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaallada ayaa lagu soo warramayaa inay gaysteen khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Dowladda oo sheegatay dilka 130 Al-Shabaab ah kadib dagaal culus
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.