Saraakiisha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada ammaanku ay fashiliyeen weerar ay Al-Shabaab subaxnimadii Sabtida ku qaadeen degmada Balcad, sida ay sheegeen duqa degmada Balcad iyo Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle.

Dowladda oo sheegatay dilka 11 Al-shabaab ah kadib weerarkii Balcad
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.