Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynaaye madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo oo soo noqday wasiirkii qorsheynta ee Soomaaliya, kaasi oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Dowladda oo Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynayey Siilaanyo
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.