Press "Enter" to skip to content

Dowladda oo casuumaad u dirtay golaha mustaqbalka Soomaaliyeed

Muqdisho (SONNA): Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah casuumaad ugh dirtay Golaha mustaqbalka Soomaaliyeed, kaas oo ay ku mideysan yihiin siyaasiyiinta ka aragtida duwan dowladda.

War-saxaafadeedka ka soo baxay xafiiska Ra’isul wasaaraha dalka mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sidoo kale lagu xusay in la qaban doono shirweyne Qaran oo wadatashi ah.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r