Press "Enter" to skip to content

Dibad-bax ka dhan ah waaranka loo jaray Axmed Madoobe oo ka dhacay Kismaayo

Kismaayo — Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo warqaddii waaranka xariga ahayd ee loosoo jaray Madaxweynaha Jubaland, waxaana shacabka Kismaayo iyo maamulka Jubaland ay si weyn uga soo horjeesteen go’aankaas.

 

Faafaahinta warkan waxaa kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r