Press "Enter" to skip to content

Dhisme cusub  oo ay yeelanayso Safaaradda Soomaaliya ee dalka Tanzania oo dhowaan xarigga laga jari doono

Muqdisho(SONNA):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania ayaa dhowaan xarigga ka jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka Safiirka, taas oo qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo muuqaalka diblomaasiyadeed, isla markaana lagu xoojinayo adeegyada Safaaradda.

Dhismahan ayaa noqon doona midkii labaad ee dhismihiisa laga hirgeliyo muddada hal sano ah ee uu joogo Danjire Amb. Ilyaas Cali Xasan Safaaradda, iyadoo sanadkii hore bishii Juun xarigga laga jaray dhismaha xafiisyada Safaaradda oo dib-u-dhis iyo qalabeyn lagu sameeyay.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r