Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) iyo madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa dhagax dhigay dhismaha dekadda Baraawe ee caasimadda Koonfur Galbeed.
Dhismaha dekedda Baraawe oo la dhagax dhigay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.