Press "Enter" to skip to content

Deni oo bogaadiyay habki ay u dhacday doorashada deegaanka

Garoowe — Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani oo ka hadlay doorashadi golayaasha deegaanka ee shalay ka dhacday saddex degmo oo ka mid ah Puntland, ayaa bogaadiyay habka doroashada, sheegayna in sinabad ah ay ku soo dhamaadeen.

Wuxuu ku ammaanay shacabka biseylka ay muujiyeen. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa innoo haya Cabdulqadir Maxamed Mursal “Samakab”.

 

Comments are closed.