Press "Enter" to skip to content

Dekadda Muqdisho oo yeelatay khad toos ah oo ay maraakiibta ku soo gaaraan

Dekadda Magaalada Muqdisho waxaa shalay si toos ah ugu soo xirtay markab u rarnaa ganacsato Soomaali ah oo kasoo shiraacday xeebaha dalka Shiinaha.

Maraakiibta ku soo xirata Dakadda Muqdisho ayaa soo mari jiray dakadaha dalalka mandiqadda ka hor inta aysan imaan xeebaha Soomaaliya. Warbixintan waxaa innoo haya Nuur Xassan Nuur.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r