Press "Enter" to skip to content

DEG DEG: Horjooge ka tirsan Khawaarijta oo goordhow la khaarijiyay

Muqdisho,(SONNA):- Howlgal qorsheeysan oo goordhow ka dhacay deegaanka Mubaax ee gobalka Hiiraan ayaa lagu dilay Horjooge Cali Axmed Guure oo loo yaqaanay (Cali Qoyane) kaas oo ahaa horjooge dhiigyo cab ah oo dhibaatooyin badan ka gaystay gobolka Hiiraan.

Warbaahinta Qaranka ayaa goordhow baahinta doonta faah-faahinta howlgalka iyo xogta horjoogaha Khawaarinta.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r