Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ku dhowaad 40 ka tirsan maleeshiyaadka ururka al-Shabaab lagu dilay hawlgal ka dhacay laba degaan oo hoos yimaada degmada Afgooye, laguna kala magacaabo Baghdaad iyo Baldooska.

Dawladda Soomaaliya oo sheegatay dilka 40 Al-Shabaab ah
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Xasan Sheekh: “Soomaaliya iyo Masar waxaa u dhexeeya xiriir taariikhi ah oo dheer
- Duqa muqdisho oo xarigga ka jaray 12 waddo
- Madaxweyne Xasan Sheekh : Soomaaliya waxay taageereysaa is-afgarad dhex mara Masar iyo Itoobiya
- Taliska ciidanka xoogga iyo SoDMA oo ka wada hadlay sidii gargaar loo gaarsiin lahaa goobaha laga xoreeyay khawaarijta
- Taliyaha ciidanka dhulka oo Ceeldheer ku abaalmariyay geesiyaasha xoogga dalka
Comments are closed.