Press "Enter" to skip to content

Dalalka Geeska oo iska kaashanaya ammaanka Internet-ka

Dalka Jabuuti waxaa Jimcadii shalay lagu  soo gabagabeeyay  Shirka dalalka Geeska Afrika oo la xiriira iskaashiga xasilinta ammaanka internet-ka . Ujeedka shirka ayaa ahaa in dalalka gobolka ay ka wada shaqeeyaan  ilaalinta xogta internet-ka. Haddaba side arrintaasi lagu gaari karaa? Waa tan warbixin uu Jabuuti ka soo diray  wariyaha VOA, Ramadaan Muuse.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r