Nairobi — Qaar ka mid ah culumaa'uddiinka Soomaalida ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa baaq nabadeed u diray, beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah ee dhawaan ku dagaallamay gobolka Galguduud.
Warbixintan, waxaa Nairobi kasoo diray, Yaasiin Ciise Wardheere.
Comments are closed.