Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in culeys dhaqaale soo wajahay, kadib markii ay istaageen kaalmooyinkii maaliyadeed ee ay heli jireen ciidamada qalabka sida iyo hay’adaha maaliyadeed ee dalka.
Tani ayaa ka dambeysay kadib markii Dowladda Mareykanka joojisay dhaqaalihii ay ku taageeri jirtay dalal badan oo dunida ah, kuwaas oo loo soo mari jiray hay’adda USAID.
Warbixintan waxaa noo diyaariyey wariyaha VOA-da ee Washington, Cabdulqaadir Maxamed Mursal "Samakaab".
Comments are closed.