Press "Enter" to skip to content

Cirro oo ballan-qaad u sameeyay ciidamada Somaliland

Hargeysa — Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cirro ayaa sheegey, in ciidamada Soomaaliland ay heli doonaan tababro wanaagsan, mushaarkordhin iyo waliba qalabeyn.

Madaxweyne Cirro ayaa hadalkan jeediyey mar uu la hadlaayey ciidamada kala duwan ee Soomaaliland.

Wariyaheena Hamse Cali jeesto ayaa wrabixintan ka soo direy Hargaisa.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r