Press "Enter" to skip to content

Ciidanka Xoogga oo khawaarijta ka saaray deegaanno hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka oo maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray deegaanno hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka oo sii wada howlgallada qorsheysan ee ka dhanka ah nabadiidka, ayaa Khawaarijta ka saaray deegaanno horleh oo hoostaga degmada Awdheegle, kuwaas oo ay ka mid tahay Tuulada Tawakal, oo ay Khawaatijtu ku dhuumaaleysanayeen muddooyinkii dambe,Ciidanka ayaana ka saaray godadkii ay gabaadka ka dhiganayeen.

Howlgalka Wajiga sedaxaad ee Duufaanta Aamusan ayey Ciidanku ku bartilmaameedsanayaan goobaha ay Khawaarijtu isku aruursanayaan, si looga taqaluso dhagartooda, islamarkaana loo soo celiyo nabadda iyo xasilloonida.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r