Press "Enter" to skip to content

Ciidanka Itoobiya ma sii joogayaan Soomaaliya kadib heshiiskii Ankara?

Dowladda Soomaaliya ayaa horey u qorsheysay in ciidamada Ethiopia aysan ka mid noqon howlgalka AUSSOM, balse ka dib heshiiskii Ankara waxay Ethiopia waddaa dadaal ay ku dooneyso in ay uga mid noqoto ciidamada AUSSOM.

Comments are closed.