Masagawaay — Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay khasaaro ka dhashay weerar qorsheysan oo ay kooxda Al-Shabaab Khamiisti ku qaadday degmada Masagawaay ee gobolka Galguduud.
Saraakiisha difaaca ayaa sheegay in ciidamada dowladda oo kaashanaya shacabka deegaanka ay ka hortageen weerarkaas.
Warbixintan waxaa noo diyaariyay, Cabdulqadir Samakaab.
Comments are closed.