Baydhaba — Maamulka Degmada Waajid ee koofurta gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada amniga ee deegaanka aysan muddo sannado ah helin mushaaraadka iyo xuquuqaha kale.
Arrintan ayaa ku soo beegmeysa xilli Wajid ay ku jirto go’doon ay Al-Shabaab ku hayaan muddo 8 sano ah. Warbixintan waxaa Baydhabo kasoo diray, Mukhtar Maxamed Catoosh.
Comments are closed.