Press "Enter" to skip to content

Cayaaryahan hore, Cantar Jeenyo oo geeriyooday

Muqdisho — Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Axmed Cabdi-kariin Walaayo oo loo yaqaano Cantar Jeenyo, kaas oo u soo ciyaari jiray kooxda kubadda cagta ee Jeenyo iyo xulka qaranka Soomaaliyeed.

Cantar Jeenyo ayaa ka mid ahaa xidigaha taariikhda ku leh kubadda cagta Soomaaliya.

Warbixin ku saabsan geerida Cantar Jeenyo, waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

 

 

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r