Press "Enter" to skip to content

Caweyska Washington: Senator Cismaan Dubbe

Washington — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaa ku marti ah Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya, haddana ka tirsan Aqalka Sare Senator Cismaan Abokar Dubbe. Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud) ayaa barnaamijka soo diyaarisay soona jeedineysa.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r