Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee XFS, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayaa sheegay in dhallinyaradu ay yihiin laf-dhabarka bulshada iyo furaha mustaqbalka Soomaaliya, sidaas darteedna…
Dooxa (SONNA): Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Ku-simaha Madaxa Sanduuqa…
Daarusalaam (SONNA): Hawlwadeeno ka tirsan hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta tababar uga bilowday dalka Tanzania, kaas oo xirfadooda sare loogu qaadayo, waxaana tababarka oo…
Dooxa (SONNA): Wasiirka wasaaradda Qoyska dowladda FS Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzuumi oo ku guda jirta safarkeeda dalka aan walaalaha nahay ee Qatar, ayaa maanta kulan…
Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay ee…
Muqdisho(SONNA):-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa afaraad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…
Hiiraan(SONNA): Howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka Mabaax ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo lagu magacaabi jiray…
Muqdisho(SONNA):-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Xildhibaan Cumar Cali Cabdi u doortay xubin ka tirsan Guddiga Dib-u-eegista iyo La-socodka Hirgelinta Dastuurka, kadib…
Kampala-(SONNA)-Shirka Heer Wasiir ee Ururka Dhexdhexaadka Adduunka (Non-Aligned Movement – NAM) ayaa ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda. Shirkan oo ah kii 19-aad…
Muqdisho (SONNA): Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha mudane Maxamed Aadan Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Hay’adda Danish Refugee Council…

